Xeebta Soomaaliya!

Soomaaliya waa dal dhulbaraha maro jukhraafi ahaana dhaca beriga Afrika. Waa dal isgoys u ah Afrika iyo Asia maadaama uu dhaco dacalka Afrika. Dalka Soomaaliya waa mid qani ku ah Kheyraadka dabiiciga ah sida Xoolaha ladhaqdo, beeraha iyo Kalluunka. Waxa uu leeyahay xeebta ugu dheer khaarada Africa.

Marka laga soo tago kheyraadka ceyriinka ah ee aan nooleen ee uu dalka leeyahay sida macaadinta, Lulu’a, Marjaanka iyo Saliid, Seynisyahanada sahmiya badda dhismaheeda (Oceanographers) waxa ay ku tilmaamaan biyaha Soomaaliya in ay ku jiraan qeyraad lexaad leh oo gacan weyn ka geysan kara wax soo saarka kalluumeysiga dunida. Sababtoo Waxaa la aaminsanahay biyaha Soomaaliya in ay yihiin hoyga ugu nafaqada (cuntada kalluunka) badan biyaha aduaaAunka ee uu Kalluun ku tarmo Kuna gabaato.
Hadii aan gudaha u dhaadhacno meelaha ugu kalluunka badan xeebaha Soomaaliya waxa lagu tirayaa in ay kamid tahay Maagaalo xeebeedka Laasqoray gaarahaan Raas Caseyr iyo Raas Xaafuun sida cilmi baarisyo horay loo sameeyey ay muujinayaan. Sidoo kale Goobweyn-kismaayo ayaa ah halka kaliya ay ku kulmaan biyaha Mac ( Wabiga Jubbo) iyo biyaha kharaar (Baddaynta Hindiya) islamarkaana ka mid ah goobaha laga helo kalluunka nuucyadiisa kala duwan. In taa waxaa dheer in Khur’aanka lagu xusay kheyraadkeeda cajiibka ah ee goobtaa laga helo. Suuratul Rahmaan aayadaha 19-22 ( marajal baxreyn……..) aayadahaan waxa ee leeyihiin EEBE (Subhxaana Wataacaalaa) waa kan Labada Badood dariseeyey dhexdoodana yeelay soohdin (kala reebta) iskumana xadgudbaan. Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. Waxaa lagala baxaa Baddaas Lu’Lu’iyo Murjaan (Jawhar).!
Dhanka kale, laga soo bilaabo 90 maad daraasado laga sameeye xeebta ku dhirarsan dalkeena baa muujinayo in kheyraad lexaad leh uu Ceegaago.
Qiimaha Dhaqaale ee Kalluumaysiga Maxalliga ah ee Soomaaliya
Hey’ada Cunuda aduunka (FAO) baa 1993 soo xigatay daraasad lasameeyey inta aysan burburin dowladi dhexe taas oo muujineesay qiyaasta kheyraadka kalluunka ee laga soo saari karo biyaha dalkeena sanadkasto in uu gaarayo 300, 000 tan oo Kalluun ah iyo 200 tan oo ah Kalluun kholofleey – Crustaceans (Aargoosato, Ayax-badeed, Carsaanyo) ah iyada oo waxyeelo loo geesaneyn taranka iyo deegaanka kalluunka.
Kalluumaysiga Shisheeye ee Biyaha Soomaaliya
Sidoo kale burburki dowladii dhexe kadib, Hey’ad layiraahdo ( Secure fisheries) oo fadhigeedu yahay Mareekanka islamarkaana hoos timaada Urur lamagacbaxay (One Earth Future) oo macnaheedu yahay “Mustakhbal Aduunweynaha ku Mideesan” ayaa 2015 Waxaa ay soo saareen daraasad khotodheer oo xaqiiq ku saleesan taas oo taabaneesay dhamaan dhaqdhaaqa ka socda giiyga biyaha Soomaaliya.
Warbixinta waxa ay muujineeysaa dhibaatada ugu weyn in ay tahay Sharci darada, nidaamla’aanta iyo uwarbixin galin la’aanta ka jirto kalluumeysiga Soomaaliya taas oo cabsi ku abuuri karto hufnaan usocodka kalluumeysiga Soomaaliya.
Sidoo kale warbixinta waxa ay muujisay kalluumeysiga sharci darada ah dowladaha ugu waaweyn ee ka geysta biyaha Soomaaliya iyo heerka/baaxada uu la egyahay. Warbixinta (Secure Fisheries) waxay tooshka ku iftiimisay dhaqaalaha guud ee biyaha Soomaaliya laga kasban karo sanadkasta hadii si haboon loo maamule.
Daraasad waxa ay leedahay sida tan ee soo socota ;- “Waxaa ladaabacay warbixin isku dhafan oo ka kala timid wareesiyo lalayeeshay khubaro, daraasado, dayaxgacmeedyo, iyo warbixin xogta xadiga jilaabashada waxaana laqayaasay in maraakiibta shisheeye ay jilaabtaan 132,000 mt ( metric tons) sannadkiiba xilli-badeedka, taasoo ugu yaraan saddex goor ka badan xaddiga heer-nololeedka ee jillaabashada maxalliga ah iyadoo latuhunsanyahay in jilaabashada intaa ka sarrayso. Waxaa lagu qiyaasay maraakiibta shisheeye inay jillaabtaan in ka badan 3 million mt oo kalluun ah. Iran iyo Yemen ayaa noqday kuwa ugu ballaaran ee ka kalluumaysta biyaha Soomaaliya, waxayna beegsadsadaan noocyada Tunada ee xawaaraha socdaalka ugu sarreeya iyo kaluumaysiga xeebleyda. Waxaa kaloo ka mid ah marakiibta raxanta ah iyo maraakiibta ka timid qaaradaha Yurub iyo Aasiya oo si baahsan ugu sugan biyaha Soomaaliya, kuwaasoo ayagana beegsado; nocyada muhiimka eekalluunka sida Sanuurada (skipjack), Jeedarka (yellow tuna), Daanberiga (billshes), iyo libaax-badeedka (Sharks).
Dhinaca kale, raxanno maraakiib yar yar ah iyo kuwa kallumaysiga iyo Kuwo waaweynba wey ka buuxaan xudduudaha ka baxsan biyaha Soomaaliya EEZ, halka kuwa kalena la siiyey ruqsado ay kaga kalluumaystaan gudaha aagga dhaqaalaha ee u gaarka ah Soomaaliya (EEZ) iyadoo lamarsiineen hab kormeerka saxda (inspectors). Kalluumaysiga sharci-darrada ah ee biyaha Soomaaliya (IUU) wuxuu ahaa dhibaato soo socotay laga bilaabo burburkii dowladii dhexe 1991 iminka aan joognana socdo.
Balse Kalluumaysiga sharci-darrada ah ee maanta jira wuxuu noqday mid casriyeesan oo cudur-daar looga dhigto burcad-badeed.
Intaas waxaa dheer, taabbagelinta horumarinta kalluumaysiga Soomaaliya arimaha hortaagan kan ugu weyn Waxaa ah xad-gudubyada maraakiibta shisheeye ee si aan loo meel dayin uga jillaabta biyaha Soomaaliya (IUU).
Intaas waxaa kaloo soo raaca, xad-gudubyada baahsan ee aan xogta laga haynin, kalluumaysiga shisheeye ee aan nidaamka lahayn, ha ahaato sharci-darro ama yeysan ahaanine, waxay abuurtay caro dadweyne, maxaayeele waxa maraakiibta shisheeye lagu eedeeyey inay kiraystaan dabley hubaysan oo rasaas ku fura Soomaalida, kuna sayraan/weeraraan biyo kulul Soomaalida, burburiyaan doonyaha kalluumaysiga yar-yar, qiimahana ku jebiyaan/raqiisiyaan ganacsiga jillaabashada suuqyada maxalliga ah, iyagoo waxyeelleeya goobaha deegaanka kallumaysatada.
Joogitaanka maraakiibta shisheeye waxay saamayn xun ku yeelan kartaa xaaladda deegaanka. Hey’ada Waxay isticmaalshay sahan dayax-gacmeed ah toddobo maraakiibta Kuuriyaan ah si loo qiyaaso waxyeellada ay gaarsiiyeen gunta hoose ee badaha Soomaaaliya. Maraakiibta gunta hoose ka jillaabta waxay si baahsan uga kalluumaystaan qiyaasi 75% sanadka oo dhan, waxayna bartilmaameedsadaan moolka hoose ee biyaha oo ay ka xaalfiyaan kalluunka. Maraakiibta gunta hoose beegsata waxay dabar-gooyaan noocyada kalluunka, iyagoo deegaankana waxyeello baahsan gaarsiiya, hoosna u dhiga kala duwanaanshaha bay’adda, islamarkaana yareeya kalluunka biyaha ku jira. Waxaan ku qiyaasnay dhulka la xaalufiyey in ka badan 6000 mt oo kalluun ah sannad kasta, laakiin waxa laga yaaba in ay dhimashada kalluunku intaas ka sarrayso marka loo eego jillaabashada. Intaas waxaa dheer in tirada maraakiibta ah ee gunta hoose ka jillaabata ay ka badan yihiin kuwa ay hey’ada sahmisay, islamarkaana ay leeyihiin saamayn aan wanaagsanayn oo ay maraakiibtaasi gaystaan, taasoo aad uga ballaaran xogta aynu heli karno.
Bishii April 2015, wafdigii ka qaybgalay shir-sannadeedka ( IOTC) ayaa soo bandhigay dhacdooyin gaar ah oo qeexayey xaddiga kalluumaysiga maraakiibta shisheeye ee baddeena jariifa islamarkaana xagaalufiya si ka baxsan shuruucda caalamiga ah iyo mida gaar ah ee kalluumaysiga.
Sidaas awgeed, waxaan soo jeedinaynaa in si deg-deg ah loo joojiyo kalluumeysiga Sharci darada ah gaarahaan maraakiibta xaalufisa gunta hoose ee biyaha badda Soomaaliya, taasoo waafaqsan sharciga cusub ee kalluumaysiga Soomaaliya”.
Khubarada waxee soo jeediyeen hadii laxadido kalluumeysiga Sharcidarada ah islamarkaana maraakiibta shisheeye lamarsiiyo hab ruqseed nidaamsan oo wehliya kormeer dhameyatiran in ay dowlada ka sameyn karto daqli gaarayo $4 – $17. Sidoo kale daqliga guud ee biyaha Soomaaliya laga sameyn karo sanadkasta ayey hey’ada ku sheegtay in uu gaarayo $135 milyan.
Waxyeeleenta bii’ada /deegaanka aan gacmaheena ku geysano
Dhanka kale, taabbagelinta horumarinta kalluumaysiga Soomaaliya arimaha ku horgudban waxaa kaloo ka mid
dhibaatooyin ka dhan ah deegaanka ee aan gacmaheena ugu geysaneeno.
Tusaale ahaan, dhibaatooyinka khatarta ku ah deegaanka badda islamarkaana sidaran uga socda magaalo xeebeedyada ugu waaweyn ee Soomaaliya waxaa ka mid ah dhismaha ka socdo deegaanka badda, Jarida dhirta ka baxdo xeebta, iyo u isticmaalida xeebaha sida qashin qub. Hadaba falkaan xeebahaheena sida daran uga socda waa fal ka dhan ah deegaanka waana mid mamnuuc ka ah dunida waayo waxee halis ku yihiin deegaanka badda. Waxaa intaa dheer arimaha deegaanka ee dalkeena si xun uga socda majirto cid masuuliyad gaar ah iyo mid guudba iskasaarto ama wax ka qabato.
Meelaha ugu daran ee burburinta deegaanka badda waxaa ugu horeeya magaalada Mogadishu. Magaalada Muqdishu waa magaalo ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee Soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa in ka badan 3 milyan in ay ku noolyihiin. Hadaba waxa su’aal ah tirada dadka intaa la eg qashinka ay soo saaraan halkee lageeyaa?
Meelaha ugu waaweyn ee qashinkaas lagu Khubbo Waxaa ka mid ah: Jasiiro ama meesha loo yaqaano Kaawo gudeey ee Degmeda Madiina oo ah afka badda/xeebta, Kawaan bari mirinaayada degmeda kaaraan.
Hadaba khashinka magaalo ay ku nool yihiin dad ka badan 3 milyan laga qaado oo aan la marsiinin hab warshadeen islamarkaana si toos loogu shubo badda qaasatan xeebta ma ogtahay dhib intee la eg buu deegaanka badda ugeysan karaa?
Sanadkaan 2018 hey’ada layiraahdo (NOAA) “Woods hole sea grant” oo fadhigeedu yahay Ingariiska baa soo saartay xog ku saabsan qashinka badda lagu shubo muddada ay ku qaadan karto in uu ku baaba’o midkasto.
Waxaa ugu horeeyey Sigaarka waxa uu ku baaba’aya 5, Caagta 20 sano, daasadaha ama galaasyada 50 Sano, gasacyada birta ah 200 Sano, Saxamanka caaga/birta ah 400 Sano, Xaafayada 450, Masaasdaha 450 ugu danbeyn fiilada lagu jilaabto 600 Sano.
Intaa Waxaa soo raaca, maadaama magaalada sii kobceeso waxaa soo siyaaday dhismaha hoteelada laga dhisaayo afaafka badda/Xeebta kuwaasoo ayagana burburiya kuna dul dhisa dhismahooda dhirta xeebta ka baxda. Waxaa sidoo kale jira malaayiin dad ah kuwaasoo dalxiis kuyimaada qaarna ganacsi ku heysta xeebta ayagoo dhimaayin ka sameeyey dhamaan arimahaan oo dhan waxa shaki ku jirin in ay ka qeyb qaadanayaan burburinta dhirta xeebta ka baxdo iyo wasaqeynta xeybta si toos iyo si aan toos aheyn intaba.
Sikastaba arini ha ahaatee, deegaanka Soomaaliya guud ahaan, gaar ahaan deegaanka badda waxuu halis baahsan ugu jiraa bur bur dhaw oo ay shisheeyaha iyo mid sokeeyaba ugeysnayaan hadii aanan sidhaqso ah wax looga qaban halis ayaan ugu jirno in aan wax soo saarka badda gabi ahaanba uu meesha ka baxo taas oo nadhaxalsiindoonto komanaan Soomaali in ay shaqooyinkooda ku lumiyaan.
Hadaba waxaa soo jeedinayaa in maamulka Soomaalida ay gacan weyn ka geystaan ayagoo lakaashanaya khubarada Culuumta badda si meesha looga saaro fal kasto ee deegaanka badda lid ku ah iyo ciribtirka kalluumeysiga Sharci darada ah eminka ka socdo biyaha dalkeena.
Fursadaha lagu horumarin karo Kalluumaysiga Biyaha Soomaaliya:-
Ugu danbeyn waxaa Halkaa ku tilmaamaynaa fursadaha lagu taageeri karo taabbagelinta asaaska kalluumaysiga Soomaaliya, iyadoo Soomaliduna ay ku yarayn karto kalluumaysiga sharci-darrada ah ee biyaha Soomaaliya islamarkaana ay beesha caalamku tallaabo ka qaaddo joojinta sharci-darrada iyo bur-burinta goobaha kalluumaysiga Soomaaliya. Qaar ka mid ah fursadaha muhiimka ah waxaa ka mid ah:
•Dhammaysrka nidaaamka ruqsad-siinta maraakiibta shisheeye; iyadoo dakhligaasna lagu maalgelinayo waaxdkalluumaysiga Soomaaliya;
•In horumarin baaxad leh lagu sameeyo baaritaanka xad-gudubyada jira, iyadoo la adeegsanayo dabagal, la-socosho, xakamayn iyo kormeerid joogto ah;
•In la kordhiyo ururinat xogta;
•In lagu horumariyo waaxda maxalliga ah adeegsiga maalgelinta agabka qaboojiyeyaasha iyo kaabayaasha dhaqaale;
•Horumarinta qorashayaasha maaraynta kalluumaysiga;
•Joojinya kalluumaysiga sharci-darrada ah ee shisheeye, iyadoo lagu soo rogayo cunaqabatayn maraakiibtaas kadhan ah;
•In la hagaajiyo xog is-dhafsiga u dhaxaysa maraakiibta ciidammada badda, kuwa kalluumaysiga iyo mas’uuliyiinta Soomaaliya;
•In koormeer joogto ah lagu sameeyo maraakiibta looga shakiyo inay kalluumaysi sharci-darro ah biyaha Soomaaliya ka wadaan; iyo
•In la taageero heshiisyada heer gobol ; si loo soo af-jaro kalluumaysiga sharci-darrada ah (IUU).
Gunaanad/Gebegebo
Ugu dambayni, kalluumaysiga Soomaaliya wuxuu awood buuxda u leeyahy inuu kobciyo cuntada iyo badbaadinta dakhliga gobolka oo dhan. Wax soo saarka tayada leh ee kalluumaysatada maxalliga ah ayaa wuxuu sare u qaadi karaa shaqo abuurka iyo dhaqaalaha bulshada, islamarkaana waa qaybta ugu ballaaran ee dalka Soomaliya ee fursado hawl-gelin iyo dhiiregelinba ay ka heli karaan waaxyaha shaqaalaha tabaalaysan hadii dhibaatooyinka in aan soo sheegnay lasoo af-jaro.

Advertisements

The most out-standing lecturer ever!

It is sometimes possible to forget our school teachers since we knew them in our teenage period. However, it is difficult to forget our University Lecturers. In the years of my education I have had an unforgettable time with my University Lecturers, particularly the instructors in the department of Marine Science and fisheries. One of my favorite lecturers in this department is a professor named Jamal Hassan. He holds a PhD in organic chemistry. He is the dean of the department of Marine Science and Fisheries and also teaches chemistry and oceanography. His classes are always the best. He uses a unique methodology of teaching, which makes students in his class enjoy them and feel comfortable. Sitting for many hours in his class is like listening to an important notice from the management. When the period ends, you want to listen to more from him.
In fact, every student who attends his lectures would wish to be a lecturer like him. His explanations are vivid and he has the ability to catch the attention of the students and get them into the subject. When he goes to the whiteboard to write a note everybody actually can understand him and appreciate how organized a lecturer he is. The way he explains things and his wise examples always touch my interest. He does not only give theories in his classes but he also takes the students to the laboratory to confirm that we are capable of practical experiments of the chemistry lessons that we covered in class. Being in the laboratory with him is so exciting because he inspires and equips the students with knowledge and confidence to do the experiments independently. He gives practical instructions that can easily direct the students to reach the end point of their experiment.

I often wonder at how patient and honest he is because we never seen him getting angry or shouting at someone because of a mistake. He has the immeasurable patience and countless tolerance of an approachable character and I have never met another human being like him. We did many projects together. I remember the fish farming pond program, aquaculture that we made in the marine campus. He was the backbone of the project. Without him, we couldn’t have implemented the project. In addition to that, his consultations are open to every student and he always extends his advice and encouragement. Furthermore, he always enjoys welcoming and listening to students’ ideas and suggestions.

To sum up, I think he is the best instructor ever. He is my role model. I have learned from him how to prepare reliable experiments and how to do intensive field work. With his help I have had the pleasure of both teaching and learning. Therefore, the most outstanding lecturer I have ever had in all the years of my education is professor Jamal Hassan.

By: Liban Isse Farah

Social-media: World in One village!

The term social media is a compound word which composed of two English words. Social refers to a community or association of people, whereas the word media indicates a device, an instrument, organization or company. Thus, social media is an internet-based means of communication which facilitates receiving and spreading information among society through channels such as Twitter, What’s app, websites and extra. It was invented and developed and is widely used by the society. Amazingly, in this era it is believed that social media is the largest and fastest development ever. However, in this paper I am going to discuss the rapid progress made by social media, the reasons for its quick development and the crucial benefits for the community as well as its drawbacks.
Social media, as the name indicates, is an interesting tool designed for real communication between two or more individuals. In fact, previously, communication was something very valuable and was not easy to get and access by everybody. For instance, it used to take days or months to send messages and receive a letter from one person to another. However, within a few years things have changed. Unstoppable people invented, invented and invented many communication tools and programs were quickly produced which dramatically realized the importance of social-media and increased its usage because it is affordable, accessible, and understandable by everybody.
It is even accessible to the illiterate community and bit by bit, it’s getting easier to access. For example; people used to go Wi-Fi centers to get internet access. However, nowadays the world has changed and become like one village where everybody can easily meet his or her desire thorough his or her own Wi-Fi on a mobile phone. Sending a message from one continent to another takes just a few seconds with a minimum of effort. The rapid development of social media is undeniable because of the power of the extraordinary technological innovations, particular the communication systems. It is actually said that it’s the century of science and technology which created the infinite need for social media.

On the other hand, the most remarkable benefits of social media include: effective communication with less costs and live news. Actually, the unique specification of the current social media is the audio-visual communication. Nowadays it is not something surprising for someone to take part in an online video conference or watch a live event using social media or it’s very easy to have an online group chatting together at one time. Furthermore, social-media is where authors can post, share and advertise their ideas and publications, which mostly hold my interest.

However, many people believe social media does much more harm than it benefits. It is said that social media wastes the time and created health problems, though it depends people’s choice of usage.

To sum up, I believe that social media plays a pivotal rule in the current educational system because it provides quick services of communication throughout the world and creates close relationships and also it is a great source of knowledge where people get academic articles, books, publications and news.

By: Liban Isse Farah

11 days workshop!

My name is Liban Isse and, I am in my final year of marine science studies at City University of Mogadishu. I would like to discuss a seminar in which I participated in November 2017. My classmates and I had an opportunity to participate in an 11-day fishing seminar. The seminar was sponsored by the Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) and implemented by the City University of Mogadishu. The first part of the seminar was held in Mogadishu’s Adan Ade international airport whereas the second, larger part was held at the Marine Institute of Lido.

To me, it was my first day of attending a seminar jointly held together food and Agriculture organization (FAO) of United Nations and City University of Mogadishu. It was a seminar intended to participate members of fishermen from the entire different regions of Somalia. We assumed that the seminar would be a theory one but it was actually practical based seminar.

Furthermore, this was not the first fishing seminar held by City University, but it was the first hosted together with FAO. The main objectives were to give complete training that can improve fishing techniques and fishing instruments of local artisanal fishermen, in order to promote and increase local catch rates and create good income and job opportunities. The goal was also to share the new skills and ideas with the other local fishermen to help them to move gradually with the development of the international fishing community.

Safety was the first issue being particularly discussed in the first day, as a fishermen, we were told and trained that always safety is the top priority. Hence, before going out to sea (fishing) a fishermen of small boats need to;-

1) Check the weather forecast
2) Tell someone who cares where you going and when plan to return
3) make sure all safety equipment is on board:
The most important safety checklist include:-
a) Enough petrol & Water container and Food, floater.
b) Lifejackets, Rope, fixing equipment, first aid box
c) Torch, Mobile phone and Mirror
d) Sharp knife and
e) Bowel, Campus, GPS and others
4) make sure your engine is working well

However, In the afternoon shifts of the first day was more practical, we were provided lifejackets and shown us the most appropriate way of wearing lifejackets and it’s uses as solas ( save our souls) indicator because lifejackets has light reflection materials used for safety purposes.
We were also given brief description on how you can survive if your boat is damaged or sinks in the water. Furthermore, every one of us was given an opportunity to practice about what we have learnt in that particular day.

It is obvious that fishery science students will always require practical skills concerning fish processing, fish handling, cold storage and quality control of fish. On behalf of the final year students of marine science, I would say some of the largest benefits from this fishing seminar were the use of global position systems (GPS) for fishing, how to make an artificial fish-aggregating device (FAD) and also the benefits of both of these to fishermen. However, the use of GPS and FAD are rare and new in our fishing community but it sure enough the usage of GPS and FAD are essential in modern fishing techniques.

On the other hand, when discussing fishing tricks, drop-stone fishing and shirt-sleeve fishing were the two most important useful techniques that I have ever seen during this seminar. Drop stone fishing is a good method of fishing where the fisherman rolls the fishing wire and baited hook into a small stone to only make the hook sink into the deep water without tying sinker to your wire, the stone will be released in the sea bottom while the hook remains hanging in mid water where Tunas can visible the bait. However, the shirt sleeve fishing is also a process of cutting the long arm sleeves of the shirt and butting the bait in the sleeves to attract the big fishes. So, both of the methods enable the fishermen to catch large, valuable fishes such as tunas, mackerel and sharks. Drop-stone fishing was developed by Meyk,(FAO fishing trainee), Meyk was one of professional and skilled fishermen, who was given the fishing training , He told us that his fishing family has been using drop stone fishing for more than 20 years, thus, if fishermen use this method in their daily fishing they are more likely to catch big fishes.

However, the most notable part of this fishing seminar was the practical sessions. During the seminar each and every one of us was given opportunities to apply all the technical skills that we had learnt in the seminar. Then, to make sure everybody there could apply the technical skills learned, we spent day fishing, and at end of the seminar we were given fishing kids and certificates.

On the other hand, there were some challenges that I personally faced during most of these were about to make true or implement and apply for the new techniques that we have learn during the practical part of the seminar. Of course learning new techniques could be easy but implementing the techniques that a person had studied will need to keep practice and in order to practice it necessary to have the all the equipments, so getting fishing equipments and facilities were very hard to us.

Another challenge was that the practical part of going to the sea for fishing was very limited because we were allowed to go fishing in some hours which we felt as it was not enough to us.

To sum up, I can actually say everybody enjoyed it because over 95% of the seminar was practice and it was the best seminar that I have ever attended.

By: Liban Isse Farah

My Grandmother (Xaliimo)

My name is Liban Isse. I am Student and I live with my grandmother and my grandfather. My grandmother and grandfather born four Children, three daughters, my mother, my two aunts and their great son, my uncle. I am from a nomadic family and I still remember my childhood years. All of us, my mother, aunts, uncle, my grandmother and my grandfather, have been used to live together in one house at rural area in Mogadishu, the Capital City of Somalia!. In this paper I would like to discuss the most memorable role of my dear grandmother in our family.

First of all, in our childhood my siblings and I used to shepherd the goats and sheep on the farm. We went to the Holly Quran School to study. However, I remember my grandmother had been given the care of both the livestock and the parental care for her children’s children. That is why all of my brothers and sisters still love to our grandmother. She and my grandfather were the only people with us when our mother and father went abroad.

The aim of our parent’s migration was to get jobs, earn and then send their earnings back to their family in the country. “Why did our parents, especially my mother and my father, leave the house?” I was too young when I was asking this question to my grandmother. She apprehensively responded to me: “In order to have a better future.”In fact, life was not easy in this period because there was civil war and conflicts in many parts of country, especially in many parts of the capital city, Mogadishu. Many families were displaced during this period, even us. We moved from our residence in Shibis district Mogadishu to our former district Yaqshid. At
this time the northern part of Yaqshid district was quite peaceful place since it is largest district in Mogadishu.

However, this displacement did not cause the failure of my education due my lovely grandmother who always looked after me. She not only encouraged me to concentrate on my education but she also paid the fees for my school. After some months when Mogadishu become peaceful we returned to our house where I successfully completed my secondary education in 2013 at Al imam Ibn Khuzeyma primary and secondary school of Wartanabada district. Then immediately, without hesitating, I started to study at the Faculty of Marine Sciences at City University of Mogadishu. After five years, I expect to graduate in June 2018. Many thank to Allah who has bestowed me a family and such lovely grandmother.

To sum up my grandmother took a lion’s share of responsibility for the stages and development of our lives. She was absolutely a kind, honest and helpful person. She always used to say to me “One cannot achieve success unless one has disciplined and hardworking.”So, I will always love my grandmother and I am so grateful to her.

By: Liban Isse Farah

My Coastal city ( Mogadishu)

Mogadishu, also known as “Hamar”, is located in the Banadir region, and is the capital of Somalia. Banadir region is situated on the southeast coast of Somalia. Though Banadir region is the smallest region in Somalia, it is home to the largest population estimated at three million residents. Mogadishu is a coastal city with a coastal line extending from Jasiira to Adale, and it lies in the Western part of the Indian Ocean. Thus, due to its occurrences in one of the major sea routes of the world, the city has a long historical tradition of trade and commerce. It is believed that the old seaport of Mogadishu is one of the ancient ports of Somalia where merchants from China, the Arabian Peninsula and India used to exchange their goods and commodities. The presence of ancient buildings in Mogadishu, such as Arba’a Rukun masjid in Hamarweine district and Abdi-Asis masjid in Abdi-Asis district, are further evidence of the city’s antiquity. Mogadishu has a very pleasant climate, with a moderate amount of rainfall, and about a quarter of the seventeen districts are located along the coast. The most popular coast in Mogadishu is Lido beach which hosts thousands of beach goers mostly in every Thursday and Friday. The major fish markets of Mogadishu city are located in Abdi-Aziz, Hamarweine and Wadajir districts. The city also hosts the international airport and sea-port. The international airport of Mogadishu is called Adan Ade and is named after the first Somali president. The Banadir region is located in between the two richest agricultural and livestock belts of Somalia: the lower Shabelle region and the Middle Shabelle region. The farm products of these two regions are regularly transported to Mogadishu and this is why every morning the Mogadishu’s main markets, such as Bakaro, Hamarweine and Siinay, have an abundance of fresh fruit and vegetables. Hence, people in the country, and particularly residents of Mogadishu, enjoy various types of food such as fresh fish, meat, camel milks and fresh-fruits and vegetables as well. Mogadishu has a relatively busy fish market supplied by two fish landing sites at Lido and Urubo beaches. Much of the fish landed at Lido is auctioned in the eastern part of Abdi-Asis district. There are currently, over 135 types of fishing boats operating locally. Urubo fish landing site is located in Hamarweine district, with the Hamarweine fish market located nearby, in front of the Urubo Hotel. More than fifty small size fishing boats are moored off the Urubo beach every day. Both Hamarweine and Lido fish landing sites are major outlets for fishes in Mogadishu because they host the largest catches from distant coastal fishing towns like Adale, Eelma’an and Jaziiro.

By: Liban Isse Farah